Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
Australia Explained: Land and connection
24/04/2024 Duración: 09minAboriginal and Torres Strait Islander peoples have a profound spiritual connection to their land.
-
-
Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.
19/04/2024 Duración: 09minBuundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.
-
-
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.
18/04/2024 Duración: 08minXiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.
-
Wararka SBS Somali, 18 Abriil.
18/04/2024 Duración: 06minWararka maanta 18 Abriil 2024 ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.
-
Madaxweyne Xassan Sh M oo sheegay in dagaalka Alshabaab lasii wadayo
17/04/2024 Duración: 08minMadaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.
-
Waraysi Abdullahi Aden iyo kaalinta Afsoomaaligu ubadka qurbaha u leeyahay.
17/04/2024 Duración: 17minWaraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u leeyahay da'a yarta qurbaha ku dhalatay ama ku barbaatay, dadaaladooda iyo waxa ay usoo joogeen.
-
Sida loogu diyaar garoobo duufaanada iyo daadadka Australia
17/04/2024 Duración: 11minIn the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some flood-prone communities have experienced catastrophic damage to infrastructure, homes and even loss of life. So, how do you know if a serious weather event is imminent, and what should you do to prepare? Who can you ask for help? And should you stay, or evacuate?
-
Xaflad loogu dabaaldegayo Ciida oo lagu qabtay Melbourne
16/04/2024 Duración: 08minXaflada Salamfest oo lagu qabtay Melbourne.
-
-
-
-
-
Navigating the implicit right to protest in Australia - Maaraynta xaquuqda maldahan ee qofku mudaharaadi karo Australia
10/04/2024 Duración: 08minEvery week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu soo baxa, iyagoo codkooda kor ugu qaadaya dibadbaxa arimo muhiim u ah. In aad dibadbaxdo ma ah danbi, laakiin dibad baxayaasha ayaa mararka qaar ku xadgudba sharcigan iyaga oo ku kaca falal xagjir ah iyo hab dhab dhaqan bulsho oo aan fiicnayn. In aad dhib la kulanto marka aad dibad baxayso waxay ku xiran tahay hadba meesha aad ku mudaharaadayso iyo sida aad u dhaqanto.
-
-
-