Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Wararka SBS Somali Jimco 09 October

    Wararka SBS Somali Jimco 09 October

    09/10/2020 Duración: 10min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo baaraysa kaysas cusub oo laga helay. 13 qof loo xiray inay rabeen inay afduubaan gudoomiye gobolka Michigan ee dalka Maraykanka.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 07 October

    Wararka SBS Somali Arbaco 07 October

    07/10/2020 Duración: 07min

    Wararka intiisa badan waxaan ku soo qaadaynaa miisaaniyada dawlada federalka.

  • Wararka SBS Somali Talaada 06 October

    Wararka SBS Somali Talaada 06 October

    06/10/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Donald Trump oo cisbitaalka ka baxay. Victoria oo 15 kays laga helay.

  • Canab Mohamud waxay u sharaxan tahay golaha deegaanka city of Yarra council.

    Canab Mohamud waxay u sharaxan tahay golaha deegaanka city of Yarra council.

    05/10/2020 Duración: 09min

    Canab ayaa sheegtay inay doonayso in dhalinyaro kale ku daydaan oo ay siyaasada galaan.

  • Sheekh Ciise oo talooyin siisay dadka deggan saraha dhaadheer

    Sheekh Ciise oo talooyin siisay dadka deggan saraha dhaadheer

    05/10/2020 Duración: 18min

    Sheekh Ciise Muse oo ka mid ah culumada ugu waaweyn dalkan Australia ayaa ka waramay arimo badan oo la xariira xanibaadaha gobolka Victoria gaar ahaan magaalada Melbourne.

  • Dacwo laga geeyay bandowgii Melbourne lagu soo rogay

    Dacwo laga geeyay bandowgii Melbourne lagu soo rogay

    04/10/2020 Duración: 13min

    Qareen Yusuf mohamud oo nooga waramay arimaha sharciga oo ay ku jiraan: Dacwo lagu wado dawlada Victoria. Ganaaxyada COVID-19 ma laga dacwoon karaa? iyo shaqaalaha wasaarada caafimaadka oo la siinayo awood ay dadka ku xiri karaan.

  • Wararka SBS Somali Jimco 02 October

    Wararka SBS Somali Jimco 02 October

    02/10/2020 Duración: 13min

    Donald Trump iyo xaaskiisa ayaa laga helay COVID-19. Victoria wali hoos ayay u sii dhacayaan kaysasku.

  • Maxay yihiin kooxda Madaxweyne Trump uu canbaarayn waayay?

    Maxay yihiin kooxda Madaxweyne Trump uu canbaarayn waayay?

    02/10/2020 Duración: 06min

    Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu eedeeyay inuu ku guul daraystay inuu canbaareeyo kooxaha cadaanka dadka iskala wayn (white Supremacist) garaa ahaan kooxda "Proud Boys".

  • Wararka SBS Somali Khamiis 01 October

    Wararka SBS Somali Khamiis 01 October

    01/10/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: kaysaska coronaviruska Victoria oo hoos u dhacaya. NSW oo maalintii 6 aad aan laga helin wax kays ah.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 30 Sebtember

    Wararka SBS Somali Arbaco 30 Sebtember

    30/09/2020 Duración: 12min

    Wararka waxaa ka mid ah: Donald Trump iyo Joe Biden oo fooda isdaray. Victoria oo kaysaska coronavirus mar kale hoos u dhaceen.

  • Wararka SBS Somali Isniin 28 Sebtember

    Wararka SBS Somali Isniin 28 Sebtember

    28/09/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo markii ugu horeeyay laga diiwaan galiyay kaysas ka yar 10.Lacagaha Jobkeeper oo laga bilaabo maanta ka yareeyay.

  • Abdirahman Ali wuxuu u sharaxan yahay golaha deegaanka Melbourne

    Abdirahman Ali wuxuu u sharaxan yahay golaha deegaanka Melbourne

    25/09/2020 Duración: 13min

    "Arimo sanadihii u danbeeyay dhacay ayaa igu dhaliyay inaan isu sharaxo golaha deegaanka," Abdirahman Ali ayaa yiri.

  • Wararka SBS Somali Jimco 25 Sebtember

    Wararka SBS Somali Jimco 25 Sebtember

    25/09/2020 Duración: 09min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Premierka Victoria oo hortagay gudi baaraya barnaamujka karantiilka hoteelada. NSW oo kayskii ugu horeeyay maalmo laga helay gobolka.

  • Wararka SBS Somali Thursday 24 Sebtember

    Wararka SBS Somali Thursday 24 Sebtember

    24/09/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Nin lagu helay dilkii labo gabdhood oo reer WA ahaa. Premierka Victoria oo ka digay in dadku wax wayn fishaan Axadda.

  • Settlement Guide: Money advice and survival tips for turbulent times

    Settlement Guide: Money advice and survival tips for turbulent times

    23/09/2020 Duración: 05min

    Dhibaatada coronavirus oo keeni karta in dadku daymo badan qaataan, haddaba sidee loo maarayn karaa daymahaas?

  • Mamnuucida safarka dibadu sidee u saameeyay Jaaliyada?

    Mamnuucida safarka dibadu sidee u saameeyay Jaaliyada?

    23/09/2020 Duración: 07min

    Dawlada Australia ayaa mamnuucday in muwaadiniintu dalka ka dhoofaan haddii aysan helin ogolaansho gaar ah.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 23 Sebtember

    Wararka SBS Somali Arbaco 23 Sebtember

    23/09/2020 Duración: 11min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Wiil 14 jir ah oo maydkiisa la helay maalin kadib markuu lumay. Victoria oo la filaya in xanibadaaha laga qafiifiyo kadib tirada kaysaska oo yaraaday.

  • Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay RW cusub

    Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay RW cusub

    23/09/2020 Duración: 05min

    Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay RW cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

  • Wararka SBS Somali Talaado 22 Sebtember

    Wararka SBS Somali Talaado 22 Sebtember

    22/09/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah kaysaska Victoria oo mar kale kor u kacay laakiin Premierka ayaa sheegay in lagu socdo wadadii lagu qafiifin lahaa xanibaadaha.

  • Wararka SBS Somali Isniin 21 Sebtember

    Wararka SBS Somali Isniin 21 Sebtember

    21/09/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaskii coronavirus ee ugu yaraa mudo dheer oo laga diiwaan galiyay Victoria.

página 1 de 21

Informações: