Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 115:41:38
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
SBS Somali full program 28 Abril, 2023
01/05/2023 Duración: 51minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
-
Koox diimeed u sheegtay xerteeda inay gaajo u dhintaan.
28/04/2023 Duración: 07minKoox diimeed loo sheegay in haddii ay gaajo u dhintaan ay Nabi Ciise la kulmayaan.
-
Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Sudan iyo dadka ka qaxaya
28/04/2023 Duración: 07minDalal badan ayaa isku dayay inay muwaadiniintooda ka soo daad gureeyaan dalka Sudan oo wali dagaalku ka socdo.
-
Somali_Settlement_guide_rape_260423
26/04/2023 Duración: 17minAustralia, 85 xadgudubyo galmood ama sexual violence ayaa maalin walba celcelis ahaan la soo sheegaa. Daraasado ayaa sidoo kale muujinaya in 3 dii qof oo dhalinyaro ahba midkood uu noloshiisa la kulmo galmo aysan raali ka ahayn.
-
Dalmer Koshin "Haddii fursad timaado waa jeclaan lahaa inaan Soomaaliya ka shaqeeyo"
26/04/2023 Duración: 07minDalmer Koshin waa aqoonyaha bartay macluumaadka batroolka, una shaqeeya shirkada Rio Tinto ee dalkan Australia. Wuxuu jeclaan lahaa mar inuu fursad u helo inuu ka shaqeeya batrool laga soo saaro Soomaaliya.
-
SBS Somali full program Jimco 21 Abriil
24/04/2023 Duración: 52minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
-
Sidee looga ciiday Sydney?
21/04/2023 Duración: 08minSheekh Cabdulqaadir Jimcaale oo ka waramaya sida looga ciiday magaalada Sydney.
-
Fariinta ciida ee madaxda Soomaalida
21/04/2023 Duración: 09minMadaxda Soomaaliya oo qudbad u jeediyay umadda Soomaaliyeed xiliga ciidda.
-
Sidee looga ciidayaa Queensland sanadkan?
20/04/2023 Duración: 05minJaaliyada Soomaalida ee degan magaalada Brisbane ayaa markii ugu horaysay goob u gaar ku tukandoonta salaada Ciidda.
-
Somali_Settlement_Guide_Ramadan_200423
20/04/2023 Duración: 11minAustralia waxay hoy u tahay 813, 000 oo qof oo ka mid ah 1.97 milyan oo Muslimiinta aduunka oo dhan ku nool. Haddaba maxay Ramadanta iyo Ciidu uga dhigan yihiin Islamka?
-
-
-
Maalintee ayaa laga ciidayaa dalkan Australia?
19/04/2023 Duración: 11minWaxaa qoraalo is khilaafsan midkood lagu sheegay in Ciidu tahay Jimcadda iyo mid leh waa Sabtidda. Sheekh Cabdinur ayaan waydiinay midka ay raacayaan bulshada Soomaalidu.
-
SBS Somali full program 14 Abriil
17/04/2023 Duración: 52minIdaacadii SBS Somali uu dhamaystiran oo aan xayaysiin lahayn.
-
Sidee ciidamo tayo leh loo dhisi karaa?
14/04/2023 Duración: 06minWaxaa la xusay 63 guuradii ciidanka qalabka sidda ee Soomaaliya. Sidee dib loogu soo celin karaa tayadii ciidanka?
-
FBI oo xirtay nin lagu eedeeyay inuu sir dusiyay
14/04/2023 Duración: 07minNinkan oo lagu magacaabaa Jack Teixeira ayay saraakiil ka tirsan FBI kasoo xireen gobolka Massachusetts.
-
Xubinta isboortiga ee SBS Somali Jimco 14 Abriil
14/04/2023 Duración: 04minCayaartowga kubada cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano ayaa tartan wayn ka qaybgalaya.
-
-
Somali_Settlement_Guide_Identity_130423
13/04/2023 Duración: 14minQofka haytiisa ama aqoonsiga la xaday wuxuu inta badan wajahaa cawaaqibyo aad u daran oo ay ka mid yihiin maal ama lacag laga xado, in sumacadii uu dayn ku qaadan karay dhaawac soo gaaro iyo waliba cawaaqibyo sharciyeed.
-
SBS Somali full program Arbaco bisha Abriil 12
13/04/2023 Duración: 53minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran