Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 115:41:38
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Sheekh Cabdinur iyo Faa'iidooyinka Ramadanka
22/03/2023 Duración: 10minIyada oo malaayiin Muslimiin ah caalamka oo dhan ay soomayaan ayaan Sheekh Cabdniur Sheekh Mohamed ka waraysanay faa'iidooyinka Ramadanka.
-
Dawlada Australia oo lagu booriyay inay caawiso dadka gaajaysan ee Bariga Africa
20/03/2023 Duración: 08minGudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Queensland iyo Hay'ado gargaar ayaa dawlada Australia ka dalbanaya inay ka qayb qaadato gargaarka loo fidinayo dadka macaluushu saamaysay ee Bariga Africa iyo qaybo kale oo dunida ah.
-
Jaaliyada melbourne oo xaflad soo dhawayn ah u samaysay Dr Bashir Nuur
20/03/2023 Duración: 06minDr Bashir Nur oo Jaaliyada Melbourne soo dhawaysay.
-
Kulanka wacyigalinta Abubakar iyo Cumar ee Melbourne
20/03/2023 Duración: 10minAbubakar iyo Cumar oo ah labo wiil oo walaalo ah ayaa kulan wacyigalin ah ku qabtay Melbourne.
-
Mohamed Catoosh 'nabadu waa inay shaqayso'
17/03/2023 Duración: 06minXaalada dalka Soomaaliya iyo Jeneraal Catoosh.
-
Kooxaha lagaha xaqaaleeya oo gacan bir ah lagu qabanayo
17/03/2023 Duración: 05minHay'addo kala duwan oo dawlada federalka Australia ayaa asaasay cutub la dagaalama lacagaha la xalaaleeyo (money laundering).
-
-
SBS Somali full program
16/03/2023 Duración: 52minIdaacadii SBS Somali ee u danbaysay oo dhamaystiran
-
somali_settlement_guide_divoce_150323
15/03/2023 Duración: 14minFuritaanku wuxuu ka mid yahay walaaca ugu waayn ee qofku maro noloshiisa. Maadaama qarash lacageed iyo walaac maskaxeed uu ku baxo marka aad maxkamad aaddo. Nidaamka garsoorka Australia ayaa dhiiragaliya dhexdhexaadin iyo xal qoysku ka gaaro khilaafkooda intii la is dacwayn lahaa.
-
Muxuu yahay muranka uu dhaliyay Gary Lineker?
15/03/2023 Duración: 10minFariin uu bartiisa twitterka ku qoray Gary Lininker ayaa muran wayn ka dhalisay dalka UK. BBC ayaa shaqada ka fariisisay ninkan hore u ahaa cayaaryow caan ah haddana falanqeeya cayaaraha.
-
Muumino Caynab: sicir bararka iyo qiimaha maciishada oo sii kordhaya
14/03/2023 Duración: 10minSida sicir bararka iyo maciishada oo sii kacaysay ay u saamayso qoysaska Soomaalida ee Australia ayaa waxaa nooga waramaysa Muumino Caynab.
-
-
Falanqayn: doorashada NSW ee 25 bishan iyo Abdikarin Agey
10/03/2023 Duración: 05minFalanqayn: doorashada NSW iyo Abdikarin Cagey
-
Australia oo soo gadanaysa gujisyo
10/03/2023 Duración: 05minAustralia ayaa la sheegay in gujisyada badda hoosteeda mara ay ka soo gadanayso dalka Maraykanka. Tan ayaa qayb ka ah heshiiska loo bixiyay AUKUS oo dhex maray dalalka Australia, Uk iyo Maraykanka.
-
Naima Ibrahim oo sharaxaysa dhibaatooyin soo maray
08/03/2023 Duración: 20minNaima Ibrahim waxay ka hadlaysaa dhibaatooyin ay soo martay iyo sida ay uga soo gudubtay.
-
-
How to get an Australian Driver’s License
08/03/2023 Duración: 13minIn aad gaari wadato waxay ku siinaysaa xoriyad, waxay kordhisaa fursadaha aad shaqo ku heli karto laakiin waxaa la socda masuuliyad wayn oo ah inaad ilaaliso amaanka wadada.
-
SBS Somali full program 03 March 2023
06/03/2023 Duración: 54minIdaacadii u danbaysay oo dhamaystiran
-
Wararka Soomaaliya iyo qasaaraha dagaalka Laascaanood
06/03/2023 Duración: 08minQasaaraha ka dhashay dagaalkii Laascaanood oo la shaaciyay
-
Kulan loogu gargaarayo dadka ka qaxay Laascaanood
06/03/2023 Duración: 06minWaxaa magaalada Melbourne lagu qabtay kulan gargaar loogu codsanayo dadka ka qaxay magaalada Laascaanood.