Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Shirkii deegaanka Afrika ee Nairobi oon ka waraysanay Dr Badal A H.
08/09/2023 Duración: 10minDr Badal Ahmed Hassan, oo ka faaloonaya shirkii arimaha cimilada ee Afrika ee Nairobi ka dhacay. Isagoo ka mid ahaa wafdida Soomaaliya Shirka uga qayb galeysay. Shirka ayaa socday 4 ilaa 8 September 2023.
-
Waraysi Xassan Jaamac iyo nolasha Qaahira
08/09/2023 Duración: 08minWaraysiga Hassan Jama, oo ka faaloonaya nolasha wadanka Masar, si gaara magaalada Qaahira.
-
-
Australia Explained-City Park Rules-Somali
07/09/2023 Duración: 12minCity Park Rules and Etiquette in Australia: What is allowed and what is no.
-
-
Shirka G20 oo uu hogaamiyaha shiinuhu ka maqanyahay.
06/09/2023 Duración: 10minShirka G20 oo ka dhici doono caasimada wadanka India New Delhi, ayaa waxaa la sheegayaa in markii ugu horaysay uu ka maqnaanayo hogaamiyaha wadanka Shiinaha.
-
Dowlada Soomaaliya oo weli wada abaabulka ciidamada.
06/09/2023 Duración: 09minDowlada Soomaaliya aa weli wada abaabulka Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jirta maleeshiyaadka Alshabaab.
-
Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii dugsiyada sare.
06/09/2023 Duración: 04minWasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasaarada ayaa sheegtay in imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka afraad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2022/2023, ay ka qayb galeen arday farabadan oo kasoo barakacay gobalka Sool, taasina ay ahay mid culays saartay, dib udhacana sababtay.
-
-
SBS Somali News, Isniinta 04.
04/09/2023 Duración: 05minBarnaamijka idaacada ka baxay habeenkii Jumcaha 01/09/23.
-
Xubintii Sportiga SBS Somali ee Jumcaha .
01/09/2023 Duración: 04minXubintii Sportiga SBS Somali ee Jumcaha
-
Dowlada Soomaaliya oo si adag u beenishay sheegashooyinka Alshabaab
01/09/2023 Duración: 08minWasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya Ahmed Macali Fiqi, ayaa si adag u beeniyey sheegashooyinka Alshabaab ee ahaa in ay deegaanka Cawsweyne ee gobalka Galguduud weerar ay ka geysteen in ay jab gaadhsiiyeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.
-
Somali Australian Explained- wildlife.
01/09/2023 Duración: 11minBarnaamijka Australian Explained waxa todobaadkan aan diirada ku saarnay duurjoogta Australia joogta iyo sida loo daryeelo marka ay dhaawacanto ama ay xanuunsato. Sidoo kale barnaamijku wuxuu cadeynayaa kaalinta ayka qaadan karaan dadweynaha Australia markey noqoto caawinta duurjoogta, iyo sidoo kale talaabooyinka haboon in la qaado waqtiga duur-joogta la caawinayo.
-
SBS Somali Full Program, Wednesday 330.
31/08/2023 Duración: 56minKa dhageyso halkan barnamijka Idaacada SBS Somali, ee habeenkii Arbacada 30/08/23.
-
Madaxweyne Xassan Sh oo shir jaraa'id kaga hadlay dagaalka Alshabaab.
30/08/2023 Duración: 07minMadaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud aya Shir Jaraa'id oo uu Dhuusamareeb ku qabtay kaga hadlay dagaaladii ugu danbeeyey ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ay la galeen Alshabaab.
-
-
-
Muxubo oo aqal Soomali sida loo dhiso haween baraysaa
28/08/2023 Duración: 04minMuxubo Qaymaa, oo dumar baraysa sida loo falgiyo (sameeyo) agabka lagu dhiso aqal-Soomaaliga. Aqal dhisan iyo sidoo kale barida falginta agabka lagu dhiso aqalka ayey koox haweena ku baraysay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka, oo ka dhacay magaalada Melbourne, Australia.
-
Muhubo Qaymaa oo bandhig farshaxaneed aqal-Soomaali soo bandhigtay
28/08/2023 Duración: 11minMuhubo Qaymaa - oo caan ku ah farshaxanka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed - ayaa aqal Soomaali iyo agabka aqalka sida loo sameeyo kusoo bandhigtay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka oo ka dhacay magaalada Melbourne.
-
Somali-Australian Explained-Daycare
25/08/2023 Duración: 10minAustralia Explained: Managing daycare sickness: tips for new migrants and first-time parents